Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo Xafiis ka furatay Deegaanka Goobweyn.

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka Soomaaliyed oo ah dad u badan xoola dhaqato iyo beeraleey ayaa waxaana inta badan sameyn ku yeeshay sanadihi laso dhaafay isbedelka cimilada taas oo sababtay abaar daba dheeraatay iyo fatahaad sameyn ku yeelatay dadka beeraleyda ah taas oo horantii sanadkan iyo dabayaqadii sanadki tagay ka dhacday dalka sameyn balaaran ku yeelatay Deegaanada Jubbaland.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa