Wasaaradda xanaanada xoolaha Jubbaland oo ka hadashay saamaaynta ay abaartu u gaaysatay dadka xoolo dhaqatada ah.

0
183

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga arinsanayay xaalada abaaraha ee ka sii daraya ee ka jira deegaanada Jubbaland.

Wasiirka Wasaarada xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa Jubalaand oo Warbaahinta la hadlay kadib markii uu kulanku soo dhamaaday ayaa kawarbixyay xaalada abaareed kajirta Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Xasan Maxamed Cabdulaahi.