Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa hirshabelle Hassan Axmed Cusmaan ayaa kawarbixiyay ahmiyada ay leedahay badqabka dhirta deeganka waxa uun cod sare ugu baaqay dhamaan bulshada deeganada hirshabelle in ay ka qeyb qaatan islamarkaana jooiyaan jarista dhirta.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya