Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhaqan galinta Qorshan waxaa iska kaashanaayo Wasaaradda Waxbarshada Dowlad goboleedka hirshabelle iyo wasaaradda Waxbarshada dowlada dhexe ayaa shaaca ka qaaday in ay ka shaqeeynayaan hormariyo Carruur yar yar si ay iskuulada u tagaan iaygoo dhankasta ka dhameeysriran.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa Warbixintan inoo Soo jeedineysa