Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya oo shaacisay xiliga la galayo Imtixaanka Qaranka.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa shaacineysaa xilliga rasmiga ah ee la galayo imtixaanka Qaranka ee Sannad dugsiyeedka 2024/2025.

Imtixaanka ayaa lagali doonaa Bisha June 14 keeda ee Sanadkaan wuxuuna ku egyahay 19 bisha June 2025.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa