Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa ku dhawaaqday in imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiga sare uu si rasmi ah u bilaaban doono 14-ka bisha Juun 2025.
Imtixaankan ayaa la filayaa inuu socdo muddo toddobaad ah, iyadoo laga qaadayay ardayda dhamaysatay waxbarashada dugsiga sare ee dalka, kuwaas oo isugu jira kuwo dhigta dugsiyada dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee diiwaangashan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa