Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay natiijada imtixaankii laga qaaday macalimiinta

0
104

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay munaasabad lagu shaacinayay natiijada imtixaankii laga qaaday macalimiinta ay qaadaneyso wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacalinta Soomaaliya.

In ka badan 2,764 ayaa u soo gudubtay imxaanka wareysiga ee afka, waxana imtixaanka u fadhistay markii hore 6,150 macallin oo ku kala sugan magaalada Muqdisho iyo dowlad goboleedyada dalka

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya