Wasaaradda Waxbarashada oo daahfurtay kulanka wadatashiga iyo ansixinta Waxbarashada aas-aasiga

0
101

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-kulankan oo ahaa wada tashi iyo ansixinta Bugaagta Waxbarashada aas aasiga ah ee Dag Daga ah Heerka labaad ee Wasaaradda Waxbarashada Dalka ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Agaasimayaasha Manaahijta Maamul Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir iyado xooga lagu saarayo Buugaagta ay Qortay Wasaaradda si looga saaro wixii qaldan ee ku jira ama loo saxo si loo ansixiyo waxaana kulankan uu socon doonaa mudo laba maalin ah.

Xasan Macalin Cali taataa lataliyaha xafiiska Manhajyada ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Agaasimaha Manhajyada
Wasaaradda Waxbarashada Maxamed Xasan Muqtaar ayaa Sheegay in la joogo Waqtigii ay Dadka Soomaaliyeed Fursada u heli lahaayeen in la gaarsiiyo Waxbarasho Fuhan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya