Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada KGS Maxamed Cabdiraxiin ayaa Daahfurey Mashruuca loo yaqaano Waxbarashada Xaaladaha Deg dega ee Degmada Baydhabo.
Mashruuca waxaa fulinaya Hay’addaha Care International Somalia, Gredo, iyo Mercy Corps. Waxaa uu socon doonaa muddo hal sano.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya