Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Tacliinta sare ee Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane cabfi naasir seerar maax oo goor sii horaysay ka hadlay munaasabada qalin jabinta Jaamacada kismaayo ayaa sheegay in si guud waxbarashada Deegaanada jubaland dib u eegis lagu samayn doono taas oo uu ku sheegay wasiirku in laga maarmaan ay tahay isagoona sheegay in wasaradu ay ku howlahantay sidii ay dadka danyartaa sidii ay ugu diyaarin lahayd goobo ay waxbarsho balaash ah ay ku dhigtaan.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah faahinaya