Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo loogu baaqay in ay xarumo waxbarasho ka hirgaliso Tuulo Barwaaqo.

0
124

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tuulo Barwaaqo oo kamid tahay Tuulooyinka Hoos yimaada Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ah mid ayna xiligan ka jirin Goobo Waxbarasho oo ay wax ku bartaan ubadka ku nool Tuuladaasi sida uu sheegay Guddomiyaha Tuulo Barwaaqo oo wareysi siiyay Idaacadda Sanguuni.

Guddomiyaha ayaa ugu baaqay Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Jubbaland in ay Tuulada ka hirgaliso xarumo waxbarasho.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya