Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda goboleedka Jubbaland Axmed Naaji Xaji Cabdullahi oo ka qeybgalay
Shirka wadahadalka ee arimaha u adeegida bulshada degmada Afmadoow iyo degmooyinka kale ee Dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa waxuu ka sheegay in ay wax ka qabteen baahiyaha dhanka waxbarshada ee deegaanka.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya