Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Jubbaland Cabdinasir Seeraar Maax oo wareysi siiyay warbaahinta ayaa xusay saameynta talefonnada ay ku leeyihiin waxbarashada isagoo islamar ahaanta sheegay in dhibaata weyn uu ku hayo talefonnada Ardeyda waxbaraneysa.
Wasirka ayaa waalidiinta kula dardaarmay inay kawar hayaan carruurtooda xiliga waxbarashada.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixntan ku eegeya