Wasaaradda waxbarashada Jubbaland oo ka hadashay Qorshaha macalimiinta Cusub.

0
105
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa waxaa ay sanadkan heshay macalimiin badan  oo ay ka heshay Wasaraddda Waxbarshada tacliinta sare ee federaalka waxayna macalimiinta cusub ay dabooleen baahiyaha macalin la’aaneed ee ka jirtay qaar ka mid ah Iskuulada ay ka gacanta ku heesta Wasaradda Waxbarshada Dowlada Goboleeka Jubbaland.
Maclimiinta cusub ee  dhiga Iskuulada kale duwan ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay wali ku jiraan dugsiga tababarka Macalimiinta waxayna taas ay ugu faa’iidesanayaan sare u qaadista Xirfadooda.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya