Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyoTacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Jubbaland iyadoo ka duuleysa baahida bulshada ee dhanka Waxbarashada ayaa waxaa ay jaangoyn ku sameysay khidmada laga qaado ardeyda dhigta dugsiyada.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Dowlada Jubbaland ayaa Faa-faahin ka bixiyey jaangoynta khidmadda laga qaadayo ardayda dugsiyada.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya