Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo baaq u dirtay Waalidiinta Carruuta Guryaha ku haya.

0
146

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa wado dadaalo sare loogu qaadayo Waxbarashada Deegaanada Jubbaland waxayna gacanta ku heysaa Iskuulada Waxbarashada ee ku yaalo inta badan Deegaanada Jubbaland.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa