Wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle oo wada qorshe lagu tayeeynayo waxbarashada Iskuulada ay la wareegtay

0
112

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hirshirshabeele Amiin Muqtaar Axmed ayaa sheegay in la tayeeyn doono Iskuulada ay la wareegtay Wasaaradda.

Waxaa uu tilmaamay Wasaaradda ay xooga saari doonto qaabka ugu wanaagsan oo ay Ardeyda ku heli lahaayeen Waxbarasho la hubiyay tayadeeda.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa