Wasaaradda Waxbarashada dalka oo shaacisay Natiijada Imtixaankii laga qaday Macaliminta.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qayb galay munaasabadda shaacinta natiijada saddexdii kun ee macallin dowladdu qaadatay oo si toos ah u soo gabagabeysay Wasaaradda Waxbarshada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare.

Munaasabadda daahfurka waxaa ka qeybgalay macalimin,wasiiro iyo bulshada qeybahooda kala duwan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa