Wasaaradda Waxbarashada dalka oo Daah Furtay Barnaamij lagu tayaynayo Maamulka Tacliinta sare.

0
69

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa manta Magaalada Muqdisho lagu qabtay Barnaamij lagu daahfurayay tayeenta maamulida tacliinta sare Barnaamijkan oo ay soo Agaasimeen masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarsahada Agaasimahayaasha waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda madax ka socotay Jaamacadaha dalka iyo marti sharaf kale.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya