Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadaa hidah iyo taclinta sare XFS ayaa kulan qatay kusimaha ergeyga gaarka ah ee QM u qabilsan Soomaaliya.
Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyba galay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada xukumada federalka Soomaaliya iyadoo loogu hadlay qodobo dhowra ah oo ay kamid yihiin xiriirka ka dhexeyo Wasaaradda Waxbarashada iyo hay’addah si loo horumariyo Waxbarashad dalka.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya