Wasaaradda Warfaafinta Jubbaland oo ka hadashay qorshaha Xuska maalinta dalxiiska Soomaaliya.

0
70

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Jubbaland Miski Yuusuf ayaa ka warbixisay waxyaabaha ay Wasaaraddu ka qabatay waaxda Dalxiiska ee Wasaaradda iyo waxaa uga qorshaysan xuska maalinta dalxiiska Soomaaliya.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya