Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo dalxiiska Jubbaland ayaa maanta daahfuray doon dalxiis oo ka qeyb qaadan doonta horumarinta goobaha dalxiiska deegaanada Jubbaland.
doonta dalxiis ayaa loogu talagalay in ay ka faa’iideystaan bulshada ku nool Magaalada kismaayo si dalxiis ay ugu soo qaataan goobaha jaziiradaha dalxiis ee Deegaanada Jubbaland ku yaalo.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa