Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhaqanka Soomaalidu waa mid soo jireen ah oo mudo dheer ay lahaayeen umada Soomaaliyeed kaasi oo saameyn badan ku yeeshay dadka bad mareenada ah ee iskaga kala gooshi jiray Deegaano badan oo ay Soomaalidu dagto iyo wadamada Carabta iyo meelo kale oo aasiya kamid ah agaasimaha waaxda hiddaha iyo dhaqanka ee wasaaradda warfaafinta Galmudug Xaawa Abtidoon ayaa sheegtay in wasaaradu kaydisay agab laxariira dhaqanka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa