Wasaaradda Tamarta iyo biyaha Jubbaland oo soo bandhigtay Shaybaar ay ka hirgelisay magaalada Kismaayo.

0
180

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo aheyd mid lagu soo bandhigayay sheeybaarka lagu ogaado tayada biyaha nadiifka ah ee magaalada kismaayo ayaa waxaa goobjoog ka ahaa madaxda wasaarada tamarta biyaha maamulka dagmada Kismaayo iyo quburo ku xeeldheer arimaha biyaha.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya

.