Wasaaradda tamarta iyo biyaha Hiirshabelle oo digniin u dirtay dadka dagan hareeraha Wabiga Shabelle.

0
152

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo laga cabsi qabo in uu fahatahaad saameyo wabiga Shabelle ee dhax mara Magaalada Baladweyne ayaa waxaa soo kordhayo qabsida laga qabo fatahaadda.

Isku duwaha Wasaaradda tamarta iyo biyaha Gobolka Hiiraan ee Mamul Goboleedka Hirshabelle ayaa digniin u diray dadka dagan hareeraha wabiga shabelle maadaama laga cabsi qabo in uu fatahaad sameeyo Wabiga Shabelle.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya