Wasaaradda Shaqo Gelinta Soomaliland oo Daah Furtay Tababar Ku saabsan Daryeelka Bulshada.

0
67

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Shaqo galinta iyo Arimaha bulshada iyo Qoyska Soomaalind ayaa Maanta daah furtay Tababar socon Mudo Saddex Cisha ah kaasi oo lagaga hadli doono inta uu socdana Diirada lagu saari doono waxyaabaha ka dhax dhaca bulshada kulankan waxaa qeyb ka ah Agaasimayaal kala socda Wasaaraddaha Soomaalind.

Tababarkan waxaa bixinaya Khubaro ku xeel dheer Daryeelka Bulshada oo ka socda Dadalal ku yaala Qaarada Africa.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya