WARARKA Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo tababar u qabatay masuuliyiin ka socday dowlad gobaleedyada iyo gobalka Banaadir. By admin - January 16, 2023 0 169 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo tababar ku saabsan yareynta shaqa la’aanta ka jirta dalka u qabatay masuuliyiin ka socda dowlad gobaleedyada iyo gobalka Banaadir. Khadar Axmed Salaan.ayaa kawarmaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/01/warka-khadar-wasarada-shaqada-iyo-arimaha-bulshada-xfs-oo-tabar-u-qabatey-masuuliyiin-ka-socotey-maamul-gobaleedyada-dalka-iyo-gobalka-banaadir.mp3