Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guur ee Wasaaradda Cadaalada iyo arimaha Dastuurka Jubbaland Cabdulahi Cabdiqaadir Aadan ayaa Wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada ee Jubbaland ugu baaqay inay dib u eegis ku samaayso xeerka shaqaalaha si loo ilaaliyo xuquuqda shaqaalaha.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawarmaya