Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jubbaland oo ka hadashay Shaqoyinkii u qabsoomay sanadkii tagay

0
69

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jubbaland Mudane Maxamed Axmed Cali oo Xafiskiisa kula hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay howlihi shaqo ee sanadkii dhamaaday u qabsomay Wasaaradda Wasiirka ayaa fah-faahiyay Mashaaricda ay sanadki tagay fulisay Wasaaradda ee baxnaano iyo sagal iyo Degmooyinka ay ka hirgaliyeen howlaha shaqo ee u qabsoomay.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya