Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Jubbaland oo kulan la qaadatay bulshada Dhoobley.

0
71

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada dowladda Jubbaland Mohamed Ahmed Ali oo maalmahan howla shaqa ujooga degmada Dhoobley ayaa kulan is xog waraysi ah islamarkaana uu ugu kuur galayay in sidi loogu talaglay ay uga faaiideysteen bulshada kunool degmada Dhobley mashruuca Baxnaano waxa uu la qaatay bulshadii ka faa’iideysatay mashruuca Baxnaano, waxana goob joog ahaa maamulka Degmada Dhobley, Agaasimaha guud ee Wasaarada, agaasimaha waaxda maamulka shaqaalaha iyo maaliyada iyo agaasimaha waaxda ilaalinta arimaha bulshada ee Wasaarada shaqada iyo Arimaha Bulshada.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya