Wasaaradda Qorsheynta XFS oo daahfurtay wejiga 2-aad ee qiimeynta waxqabadka Hay’adaha Caalamiga ah

0
130

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waaxda kormeerka iyo qiimeynta ee Wasaaradda Qordheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xfs ayaa maanta daah-furtay wajiga 2-aad ee qiimeynta waxqabadka hey’adaha caalamiga ah.

Kulankan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa si gaar ah diirada loogu saaray warbixinada waxqabadka iyo mashaariicda muhiimka ah ee ay fuliso Hay’adda Islaamic Relief.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya