Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo bilawday taageerida hal-abuurka Dhalinyaradda.

0
72

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasaaradda Qorshenta ,maalgashiga Iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukumada fadaraalka soomaaliya Mudane Maamed cabdi Sheikh Beenabeene Oo ka hadlaya qorshayasha horumarind ee wasaaradda u diyaarineyso dhalinyarada somaaliyeed ayaa sheegay in ay wadaan qorshayaal lagu horumarinayo hal abuurka dhalinyarada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa