Wasaaradda Qorsheynta oo Furtay Shir Lagu Dardargelinayo Dib-u-habaynta Dowladda.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka furtay shir qaran oo diiradda lagu saarayo falanqeynta hanaanka wadashaqeynta ee tiirarka Qorshaha Isbeddelka Qaranka.

Shirkan oo si rasmi ah uga socdo caasimadda ayaa waxaa ka qeyb galaya madax sare oo ka tirsan dowladda federaalka, wakiillo ka socda dowlad-goboleedyada, hay’ado caalami ah iyo xubno ka socda bulshada rayidka ah.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya