Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland ayaa qabatay Kulanka hay’addaha ee sannadkiiba mar la qabto oo lagu hagayo isku duba-ridka Mashaariicda iyo qiimayntooda si loo xaqiijiyo aragtida hormarinta Hay’addaha Kaasi oo lagu qabtey magalada kismaayo.
Kulanka waxaa ka qeyb galey qaar ka mid ah wasaradaha maamulka jubbaland oo uga horeysa wasarada qorsheynta jubbaland oo soo agaasintey kulanka.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya