Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland oo daah-furtay mashruuca u adkeysiga cilimilada iyo sugnaanta cuntada.

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Dowlada Jubbaland ayaa Maanta daah furtay Mashruuca u adkeysiga Cimillada iyo Sugnaanta Cuntada oo ay Maalgalisay Hay’adda GIZ.

Qaar kamid ah Hay’adaha Dowlada ee bah wadaagta ah la ah Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland ayaa kulanka daah furka ah ka qeyb galay.

Faarax Muqtaar Daa’uud Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa fah-faahin ka bixiyay waxyaabaha looga hadlayay kulanka daah furka Mashruuca.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya