Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaradda qorsheynta Jubbaland ayaa waxuu ka hadlay sida lagu horumarin kar qoryashaayasha Hay’adaha iyo adeegyada ay bixiso Dowladda.
Hormarinta kaabayasha dhaqaalaha iyo in ay dib u dajin la soo sameeyo dadka barakacaaysha ah ee ku Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya