Wasaaradda Maaliyada KG Oo Hirgelineysa Warshado kor u qaadaya wax soo saarka dhaqaalaha

0
89

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlad Goboleedka K/Galbeed Soomaaliya ayaa Sanidihii dambe u muuqatey mid sameynaysay Horumaro dhinaca dhaqaalaha iyo Ganacsiga in kastoo wali ay jiraan Caqabada badan.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada KGS Axmed Maxmed Xuseen ayaa waxaa uu sharaxayaa Kaalinta ay Wasaaradda Maaliyada ku leedahay Kobaca dhaqaale uu Maamulka uu sameynayo isagoo Bulshada u sheegey in ay wasaaradu wado qorshayaal shaqa abuur loogu sameynayo Dhalinyarada iyo sidii loo hirgelin lahaa Warshido si kor loogu qaado Fursadaha dhaqaalaha.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa