Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Kallumeysiga iyo Dhaqaalaha Buulug Dowlad-goboleedka Jubbaland, ayaa waxay si faahfaahsan u soo bandhigtay qorshayaasha wax loga qabanaya kalluumaysiga sharci-darrada ah ee kusoo badanaya xeebaha gobolka.
Kalluumaysiga sharci darrada ah ayaa muddooyinkii u dambeeyay noqday dhibaatada ugu weyn ee saameyn ku yeelatay kaluumesata Jubbaland taas oo hoos u dhigtay wax-soosaarka kalluunka.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya