Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Kalluumeysiga iyo khayraadka Badda Dowlad Gobaleedka Jubbalan ayaa Kulluumaysatada Deeganada Jubbaland uga digtay in ay Badda galaan islamarkaana ay so kalluumeystaan, madama lagu jiro xili bad xiran ah oo ay Baddu kacsantahay.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya