Wasaaradda kalluumeysiga Jubaland oo agab kalluumaysi ku wareejisay kalluumaysato ku sugan Kismaayo

0
219

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Jubbaland ayaa agab kala duwan ku wareejisay qaar kamid ah Kalluumaysatada
degmada Kismaayo.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa warbixintan soo jeedinaya