Wasaaradda Kallumaysiga Jubbaland oo ka hadashay caqabadaha Kallumaysatadu badda kala kulmaan.

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Kallumeysiga iyo dhaqaalaha buluuga ah ee dowlad goboledka Jubbaland Maxamed Cumar Buune ayaa ka hadlay caqabadaha mararka qaar ay wajahaan dadka kaluumaysatada ee ka howlgala deegaanada Jubbaland ku waas oo inta badan cabasho ka muujiyay maraakiib shisheeye oo ka kaluumaysta xeebaha Jubbaland caqabadna ku ah dadka doomaha yar yar ku kaluumaysta.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya