Wasaaradda Kallumaysiga Jubbaland oo baaq u dirtay kalluumaysatada deegaanada Jubbaland

0
166

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda kallumaysiga iyo Kheyraadka Badda dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa baaq  dabeylaha badda ka jira u dirtay kalluumaysatada ka shaqeeya xeebaha deegaanada dowlad Goboleedka Jubbaland.

Agaasimaha waaxda kalluumaysiga ee Wasaaradda Kallumaysiga Jubbaland Gani C/laahi Xasan ayaa kalluumaysatada Jubbaland ugu baaqday in xiligan ay ka taxadaan qataraha ka imaankara badda maadaama ay jiraan dabeylo xoogan iyo badda oo walibo xiligan kacsan.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya