Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta,Boostada iyo Tiknoolajiyada Jubbaland oo uu wehelinayo Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta kulan la qaatay Maamulayaasha Shirkadaha adeegga Isgaarsiinta ee ka howlgala Magaalada Kismaayo.
Kulanka ayaa ku saabsanaa isbarasho iyo xoojinta xariirka wadashaqeynta shirkadaha bixiya adeega isgaarsiinta iyo Wasaaradda.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya