Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guryeynta Jubbaland oo Ka Warbixisey halka uu Marayo Mashruuca Xalka Waara.

0
122

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guryeynta Jubbaland ayaa gacanta ku heysay mashruuca Xalka Waara, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guryeynta Jubbaland ayaa ka warbixiyey Mashruuca Xalka Waara iyo halka uu maraayo.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa