Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyaynta Jubbaland oo Sheegtay in ay bilaabeyso Mastar Baleynka Dhoobley

0
105

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuduwaha Wasaaradda Howlaha Guud dibu dhiska iyo Guriyaynta Jubbaland Cabdiwahaab Maxamed oo wareysi siiyay Idaacadda Sanguuni ayaa kawarbixiyay Qoryaasha Wasaaradda ee ku aadan Mastar balenka Degmada Dhoobley taasi oo uu Sheegay in dhawaan la bilaabi doono Wadooyinka soo gala Wadada Weyn iyo sido kale xaafadaha Degmada.

Waxaana u Sheegay in ay xooga saari doonaan ka shaqeynta Dhoobley Qurux badan oo la tartanta Degmooyinka kale ee Dalka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawarmaya