Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkan oo ah mid loo qabtay dadka qaba baahiya gaarka ayaa ahaa mid lagu baranayay sida ugu muhiimsan ee ay kaga muuqan karaan bulshada Doorkooda dhinaca Horumarinta iyo ka doodista sidii ay ku heli lahaayen xaquuqaad dhimeestiran.
Daahfurka tababarkan waxaa kasoo qeyb galay gudoomiyaha degmada baraawe mudane Cumar Sheekh Cabdi.
Dadkan baahiyaha gaarka ah qaba ee ka qeyb galay tababarkan ayaa ka kala yimid Magaalada iyo Deegaanada ku xiran.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya