Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo soo dhaweysay ansixinta Xeerka Joojinta Gudniinka Fircooniga

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili dhowaan golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Jubbaland Ansixiyeen xeerka joojinta naafaynta xubnaha taranka gabdhaha yar-yar ayaa Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquul insaanka Jubbaland Cadar Cabdullahi Ismaaciil waxaa ay uga mahadcelisay gollaha Baarlamaanka Jubbaland ansixinta Xeerka mamnuucida gudniinka fircooniga.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa