Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo Kismaayo ku qabatay Kulan looga hadlayey Xuquuqda Caruurta.

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka Arimaha qoyska iyo Xuquuqul insaanka Dowlada Jubbaland ayaa Kulan aqoon isweydaarsi iyo Wadatshi ah oo ku saabsan qabyo-qoraalka hindise sharciyeedka xuquuqda caruurta qaar ka mid ah Howl-wadeenada Wasaaradaha, Sida Cadaalada, Awqaafta, Waxbarashada, guddigga Shaqada iyo shaqaalaha Jubbaland, Xeer ilaalinta iyo guddiga ilaalinta Xaquuqda Caruurta.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya