Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo Kismaayo ku qabatay kulan ku saabsan gudniinka fircooniga.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Dowladda Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan ku saabsan gudniinka fircooniga kaasi oo ay layeelatay Golaha wakiilada si loo maro Qabyo Qoraalka Sharciga ku aadan tacadiyada ka dhanka Haweenka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya