Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada kismaayo iyo inta badan Gobolada dalka ayaa waxaa ka jiro dhaqan ah in caruurta aan qaan gaarin ay shaqooyin kale duwan ay ka qabtaan Magaalooyiinka.
Wasaaradda Haweenka xaquuqul insaanka iyo arimaha qoyska Dowlada Jubbaland ayaa mudooyinkii dame ka waday Magaalda Kismaayo barnaamijiyo lagu wacyigalinaayo in caruurta aan lagula kicin Tacadiyo ka dhan ah Jinsiga.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa